Waxaa si habsami leh uga socota caasimada dowlad goboleedka cusub ee woqooyi Bqri Somalia oo maanta loo balansanaa in la doorto madaxwaynaha mudp xileedkan hogaamin doona maamulka cusub ee woqooyi bari Somalia.
Codadka ilaa iyo hada la tiriyay ayaa muujinaya in uu hogaanka u hayo madaxwaynaha haatan xilka haya ee Cabdiqaadir Firdhiye oo si wayn loo saadaalaniyay in uu kamid noqon doono kuwa u gudbi doona wareega labaad.
Waxaa wareega labaad fooda is dari doona madaxwaynaha hada xilka haya Firdhiye iyo Cabdirisaaq Khaliif iyadoo aan wali la saadaalin karin midka si rasmi ah xilkan ugu guulaysan doona. Balse daqiiqadaha soo socda lagu dhawaaqi doono qofka ku guulaysta doorashada woqooyi Bari Somalia.
Hoos ka dhagayso natiijada