By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com
  • Get in touch
Jigjiga News
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Reading: Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More
Share
Jigjiga NewsJigjiga News
Font ResizerAa
Search
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Follow US
  • Advertise
© 2025 Bangi Tales. All Rights Reserved.
Jigjiga News > Blog > Wararka > Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More
Wararka

Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More

Jigjiga News
Last updated: August 30, 2025 2:42 pm
Jigjiga News
Share
1 Min Read
SHARE

Madaxwaynaha xilka haya Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye ayaa ku guulaystay doorashada maamulka Woqooyi Bari Somalia oo maanta loo balansanaa codaynteeda.

Cabdiqaadir Firdhiye ayaa kamid ahaa ragii ugu cad cadaa tartankii ka socday woqooyi Bari Somalia, isagoo inta badan shacabka deegaanku ay rajo wayn ka qabeen soo laabashadiisa.

Si kastaba ha ahaatee Madaxwaynaha cusub ee maamulkan cusub ee curdanka ah ayaa la filayaa in uu ka soo bixi doono masuuliyadaha waa wayn ee dul hoganaya iyadoo caqabadaha maamulkan cusub horyaalaa ay aad u badanyihiin isla markaasna caqabadahaasi ay isugu jiraan ambiga, kobcibta dhaqaalaha, tayayna waxbarashada, diblomaasiyada iyo waliba la jaan qaadka siyaasada guurguuraysa ee Somalia iyo geeska Africa.

Madaxwaynaha ayaa la rajaynayaa in uu musharixiintii la tartamaysay soo dhowaysan doono, garabna ka dhigan doono si ay uga caawiyaa dib u dhiska iyo horumarinta bulshada maamulkan cusub loo dhisay.

Info@jigjiganews.com

Please subscribe

You Might Also Like

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…

Wax badan ka ogow fursadaha iyo caqabadaha Musharixiinta ugu tunka wayn Woqooyi Bari Somalia…Read More

Doorashada Woqooyi Bari Somalia oo bari dhici doonta iyo Ina Jabuutaawi oo laga reebay musharixiinta…Read More

DHAGAYSO: Hadal jeedintii Hamza Warfa ee Nairobi.

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.
[mc4wp_form]
By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…
Next Article Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

The inauguration of the Ethiopian Renaissance Dam and grand opening around the corner.. Read More
News August 29, 2025
Nin gobolka Texas ee dalka Maraykanka ku dilay laba nin oo sheegay in ay Boolis yihiin..Read More
Wararka August 25, 2025
DHAGAYSO: War saxaafadeedka shir Nairobi ka dhacay oo lagag cabanayo xukuumada DDS+Xog dheeraad ahg
Wararka August 25, 2025
Manchester United oo labadii kulan ee u horeeyay hal dhibic ah kaliya kala hoyatay+
Ciyaaraha Wararka August 25, 2025

Subscribe to Our Newsletter

[mc4wp_form id=2468]
Jigjiga News

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com

Quick Links

  • Editorial Policy
  • Contacts
  • Privacy Policy
© 2025 Jigjiga News. All Rights Reserved.
WhatsApp us
adbanner
pl
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?