By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com
  • Get in touch
Jigjiga News
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Reading: Siduu u dhacay dilka wiilka lagu dilay Garowe…?
Share
Jigjiga NewsJigjiga News
Font ResizerAa
Search
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Follow US
  • Advertise
© 2025 Bangi Tales. All Rights Reserved.
Jigjiga News > Blog > Wararka > Siduu u dhacay dilka wiilka lagu dilay Garowe…?
Wararka

Siduu u dhacay dilka wiilka lagu dilay Garowe…?

Jigjiga news

Jigjiga News
Last updated: August 12, 2025 5:38 am
Jigjiga News
Share
4 Min Read
SHARE

Waxaa xalay magalaada Garowe lagu dilay wiil dhalin yaro ah oo ka soo jeeday doqlada deegaanka Soomaalida, wiilkan oo lagu magacaabo khadar. Xogaha ka soo baxaya dilkan ayaa sheegaya in dilkan ay gaysteen koox tuugo ah.

Xidhiidh ay badha jigjiganews la samaysay goobjoogeyaal ayaan ku helnay xog sheegaysa in dowpada Puntland ay wakhtigan ku raadjoogto gacan ku dhiiglihii falkan fuliyay, iyadoo laamaha amnigu ay baadhitaan ku hayaan sidii loo heli lahaa qofkii dhibkan gaystay.

Dowlad deegaanada Puntland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa ah kuwo uu ka dhexeeyo xidhiidh ganacsi, mid bulsho iyo mid dhaqan intuba, iyadoo marar badan ay siyaabo kala duwan u kulmeen masuuliyiinta Puntland iyo kuwa dowlada deegaanka Soomaalidu.

Dhowaan ayay ahayd markii Gabadh ka soo jeeda Gobolka Godey ee dowlad deegaanka Soomaalida oo dhib tirsanaysa ay arrinkeeda xaliyeen maamulka Puntland oo ugu danbayn si  wanaagsan u soo sagootiyay gabadhii cabanaysay.

Baraha bulshada iyo warbaahinta ayaa waxaa ka soo muuqanayay ehelka marxuum khadar oo cabasho u jeedinaya dowlada Puntland, iyagoo ka codsaday in arrinka dilka wiilka baadhitaan lagu sameeyo isla markaasna gacan ku dhiiglaha cadaalada la horkeeno.

Muuqaal kooban oo ay heshay wakaalada jigjiganews.com ayaa muujinaya marxuum khadar oo ay dad dhowr qof ahi dilayaan iyadoo muuqaalku uu yahay mid aan indhaha u roonayn.

Maxaa xal u ah cabashada shacabka dowlada deegaanka ka soo jeeda ee Puntland dhowr mar soo noq noqotay?

Dunida meelkasta dhibka iyo xadgudubku wuu ka dhacaa, balse waxaa munaasab ah in shacabku markasta ay helaan cadaalad hadii uu dhub soo gaadho, dhanka kale, maamulada dariska ahi waxay markasta iska kaashadaan amaanka wixii xuduudaha isaga gudbaya, waana in markasta laamaha amaanka ee Puntland iyo kuwa dowlada deegaanku iska kaashadaan wixii amniga dadka walaalaha ah khal khal galinaya si shaqsiyaad tuugo ah ama u shaqeeya kooxaha guracan uuna bulshada nabadgalyada jecel uga dhex abuurin qalalaase isla markaasna aysan cidna ugu fududaanin in ay dil u gaysato muwaadin nadiif ah oo shaqaysanaya.

Iyadoo laga yaabo inay shaqsiyaadka dilka gaystay yihiin dad aan Puntland deegaan ahaan u dhalanin, ayaa laga yaabaa in ay wadaan isku dhufashada shacabka walaalaha ah ee meelkasta ku wada nool, waana arrinka mudan in fiiro gaar ah oo loo yeesho, si qof sharwade ahi uuna uga faa’iidaysanin bulsho walaalo ah dhexdooda.

 

Jigjiganews.com

Info@jigjiganews

Cudur daar: muuqaalka waxaanu uga saarnay, wuxuu ahaa muuqaal aan u roonayn caafimaadka bulshada.

Bangiga horumarinta Africa oo Itoobiya ugu deeqay lacag 500 million ah…faah faahin

Bangiga horumarinta ee qaarada Africa ayaa maanta oo isniin itoobiya ugu deeqday lacag dhan 500 Malyan oo doolarka maraykanka ah. Lacagtan deeqda ah ayaa loogu talo galay in lagu dhiso garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee dhowaan laga dhisayo magaalada Bishoftu ee ku taala caasimada dalka ee Addis Ababa meel aan aad uga fogayn.

Garoonkan cusub ayaa waxaa gacanta ku haya dhismihiisa shirkada diyaaradaha ee Ethiopian airlines oo doonaysa in halkaas ay ka hirgaliso garoon diyaaradeed oo u adeegi kara boqol iyo toban Malyan oo qof.

Mashruucan caalamiga ah ee magaalada Bishoftu laga dhisayo waxaa wehelin doona Tareen nooca dheereeya ah oo garoonka isku xidhi doona Caasimada iyo garoonka diyaaradaha ee Bishoftu.

 

 

Please subscribe

You Might Also Like

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More

Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…

Wax badan ka ogow fursadaha iyo caqabadaha Musharixiinta ugu tunka wayn Woqooyi Bari Somalia…Read More

Doorashada Woqooyi Bari Somalia oo bari dhici doonta iyo Ina Jabuutaawi oo laga reebay musharixiinta…Read More

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.
[mc4wp_form]
By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article Dhaq dhaqaaq ciidan oo ka jira deegaanka Dacaloley…war cusub
Next Article Puntland oo eedaysaneyaal u soo qabatay filkii ka dhacay Garoowe…faahfaahin
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

The inauguration of the Ethiopian Renaissance Dam and grand opening around the corner.. Read More
News August 29, 2025
DHAGAYSO: Hadal jeedintii Hamza Warfa ee Nairobi.
Wararka August 28, 2025
Nin gobolka Texas ee dalka Maraykanka ku dilay laba nin oo sheegay in ay Boolis yihiin..Read More
Wararka August 25, 2025
DHAGAYSO: War saxaafadeedka shir Nairobi ka dhacay oo lagag cabanayo xukuumada DDS+Xog dheeraad ahg
Wararka August 25, 2025

Subscribe to Our Newsletter

[mc4wp_form id=2468]
Jigjiga News

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com

Quick Links

  • Editorial Policy
  • Contacts
  • Privacy Policy
© 2025 Jigjiga News. All Rights Reserved.
WhatsApp us
adbanner
pl
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?