By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com
  • Get in touch
Jigjiga News
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Reading: Daalaco wararka saaka dunida ugu waawayn, Gedo xiisadaha ka taagan, Diyaarad shil gashay…warar kale oo xiiso badan
Share
Jigjiga NewsJigjiga News
Font ResizerAa
Search
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Follow US
  • Advertise
© 2025 Bangi Tales. All Rights Reserved.
Jigjiga News > Blog > Wararka > Daalaco wararka saaka dunida ugu waawayn, Gedo xiisadaha ka taagan, Diyaarad shil gashay…warar kale oo xiiso badan
Wararka

Daalaco wararka saaka dunida ugu waawayn, Gedo xiisadaha ka taagan, Diyaarad shil gashay…warar kale oo xiiso badan

Jigjiga News
Last updated: August 12, 2025 7:30 am
Jigjiga News
Share
5 Min Read
SHARE

Xaalada gobolka Gedo oo wali cakiran iyo saraakiil dagaalkii shalay ku geeriyootay…

Wali waxaa gobolka Gedo ka socda dagaal u dhexeeya ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland iyo kuwa dowlada Federalka Somalia.

Contents
Xaalada gobolka Gedo oo wali cakiran iyo saraakiil dagaalkii shalay ku geeriyootay…Muxuu ku saabsan yahay heshiiska dhex maray dowladaha Nigeria iyo Somalia?Kenya oo garoonka diyaaradaha ee caasimada balaadhin u qorshaysay…Shil markab oo ka dhacay bada south china sea

Dagaalkii u xumaa ayaa shalay dhacay kadib markii sida la xaqiijiyay ciidanka dowlada federalku weerar ku qaadeen fadhiisimadii ay kuwa Jubbaland ku sugnaayeen.

Dagaalkan ayaa la sheegay in uu gaystay khasaare balaadhan iyadoo ay wararku sheegayaan in saraakiil badan oo labada dhinac ah ay ku geeriyoodeen dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Beled xaawo.

Iyo is afgarad.

 

Inkastoo goobjoogeyaal aanu la xidhiidhnay noo xaqiijiyeen in weerarka ay qaadeenka doqlada federalka ee uu hogaamiyo cabdirashid Janan, hadana wasiirka gaashaandhiga Somalia Fiqi ayaa Jubbaland u jeediyay eedayn la xidhiidha weerarkii shalay ka dhacay beledxaawo.

 

Ma aha markii u horaysay ee doqlada Federalka Somalia ay weerar ku qaado gobol ama degmo ka tirsan jubbaland, iyadoo khilaafka maamul goboleedyada iyo dowlada dhexe lagu xalin karo wada hadal

 

Diyaarad yar oo nooca rakaabka ah oo ku burburtay maraykanka…

Diyaarad yar oo nooca rakaabka qaada ah ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha ee Kalispell montana ee kuu yaala dalka maraykanka.

Wararka ayaa sheegaya in dhamaan dadkii saarnaa oo saddex qof ahaa iyo duuliyihiiba ka badbaadeen shilkaas diyaaradeed inkastoo la sheegay in ay dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen burburka diyaaradan yar.

Waxaa bilihii u danbeeyay guud ahaanba dunida ku soo kordhayay shilalka diyaaradaha, iyadoo ay horaantii sanadkan isku dheceen diyaarad helicapter ah oo ciidan iyo mid rakaad siday, halka dalka Hindiya uu ka dhacay shul diyaaradeed oo khasaare baaxad leh gaystay, kaas oo ay ku dhinteen dad fara badan oo markaa diyaaradaas saarnaa.

Muxuu ku saabsan yahay heshiiska dhex maray dowladaha Nigeria iyo Somalia?

Dalalka Nigeria iyo Somalia ayaa isniintii shalay ahayd shalay heshiis ku gaadhay caasimada Somalia ee Muqdisho, kadib markii uu booqasho ku yimid Muqdisho wasiirka arrimaha dibada ee dalka Nigeria Ahmed Attaf.

Heshiiskan ayaa la sheegay inuu ku saabsanyahay sidii ay labada dal ee Nigeria iyo Somalia isaga kaashan lahaayeen dhinaca wada tashiga iyo dhaqaalaha.

Somalia iyo Nigeria ayaa waxaa ka dhexeeya xidhiidh qoto dheer oo walaaltinimo, kaasi oo keenaya in labada wadan ay isu soo dhowaadaan isla markaasna ay waxyaabo badan iska kaasgadaan.

Wasiirka arrimaha dibada eedalka Nigeria Ahmed Attaf ayaa sheegay in dalkiisu taageero la garab taagan yahay dalka Somalia, isla markaasna ay kala shaqayn doonaan dowlada Somalia sidii ay Somalia mar kale u heli lahayd dowlad Soo celisa amnigii iyo kala danbayntii waa sida heshiiska lagu sheegaye.

Kenya oo garoonka diyaaradaha ee caasimada balaadhin u qorshaysay…

Dowlada Kenya ayaa shaacisay in garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta Airport la qorshaynayo in balaadhin lagu sameeyo dhowaan.

Talaabadan ayaa imaanaysa kadib markii laga noqday qorshe shirkadii Adani ee hindigu lahaa. Qorshaha Adani ayay shacabka reer Kenya u arkeen mid xad gudub ku ah madax banaanida dalka Kenya, iyagoo sheegay in wareejinta madaarka caalamiga ah ee diyaaradaha ee caasimada dalka ku yaalaa uu yahay mid u dhigmi kara khiyaano qaran.

Mudo haraadyo balaadhan ayaa jriay oo marar kala duwan shacbku ay diidayeen qorshihii la hindisay ee Adani deal oo gabi ahaanba markii danbe meesha laga saaray.

Shil markab oo ka dhacay bada south china sea

Markab kamid ah maraakiibta dagaalka ee dalka shiinaha ayaa shil ku galay bada south china sea, doontan oo ay islaha ilaalada xeebaha ee dalkaasi shiinihu lahaayeen ayaa la sheegayaa in uu soo gaadhay burbur xoogan, iyadoo la sheegay in doontani ay gabi ahaanba noqon doonto mid aan badda dib loogu isticmaali doonin.

Arrinkan ayaa la iswaydiinayaa inuu ahaa shil iska caadi ah iyo in uu ahaa mid la xidhiidha dhaq dhaqaaq ciidan iyo xiisad ka soo korodhay bada koonfurta shiinaha

Ku xidhnow jigjiganews.com
Nagala soo xidhiidh
Info@jigjiganews.com

Please subscribe

You Might Also Like

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More

Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…

Wax badan ka ogow fursadaha iyo caqabadaha Musharixiinta ugu tunka wayn Woqooyi Bari Somalia…Read More

Doorashada Woqooyi Bari Somalia oo bari dhici doonta iyo Ina Jabuutaawi oo laga reebay musharixiinta…Read More

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.
[mc4wp_form]
By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article Puntland oo eedaysaneyaal u soo qabatay filkii ka dhacay Garoowe…faahfaahin
Next Article Wax badan ka ogow Ciyaaryahanka caanka ah ee haweenay 9 sano la joogtay guursanay…Faah faahin+Liverpool oo go’aansatay….
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

The inauguration of the Ethiopian Renaissance Dam and grand opening around the corner.. Read More
News August 29, 2025
DHAGAYSO: Hadal jeedintii Hamza Warfa ee Nairobi.
Wararka August 28, 2025
Nin gobolka Texas ee dalka Maraykanka ku dilay laba nin oo sheegay in ay Boolis yihiin..Read More
Wararka August 25, 2025
DHAGAYSO: War saxaafadeedka shir Nairobi ka dhacay oo lagag cabanayo xukuumada DDS+Xog dheeraad ahg
Wararka August 25, 2025

Subscribe to Our Newsletter

[mc4wp_form id=2468]
Jigjiga News

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com

Quick Links

  • Editorial Policy
  • Contacts
  • Privacy Policy
© 2025 Jigjiga News. All Rights Reserved.
WhatsApp us
adbanner
pl
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?