By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com
  • Get in touch
Jigjiga News
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Reading: Wax badan ka ogow Ciyaaryahanka caanka ah ee haweenay 9 sano la joogtay guursanay…Faah faahin+Liverpool oo go’aansatay….
Share
Jigjiga NewsJigjiga News
Font ResizerAa
Search
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Follow US
  • Advertise
© 2025 Bangi Tales. All Rights Reserved.
Jigjiga News > Blog > Ciyaaraha > Wax badan ka ogow Ciyaaryahanka caanka ah ee haweenay 9 sano la joogtay guursanay…Faah faahin+Liverpool oo go’aansatay….
CiyaarahaWararka

Wax badan ka ogow Ciyaaryahanka caanka ah ee haweenay 9 sano la joogtay guursanay…Faah faahin+Liverpool oo go’aansatay….

jigjiga news

Jigjiga News
Last updated: August 12, 2025 6:59 am
Jigjiga News
Share
2 Min Read
SHARE

Wax badan ka ogow Ciyaaryahanka caanka ah ee haweenay 9 sano la joogtay guursanay.

Laacibka kubada cagta ee caanka ah ee reer boortuqiis ayaa la sheegay in uu dhowaan guursanayo gabadh sagaalkii sano ee la soo dhaafay ay asaxaab ahaayeen, Gabadhan oo lagu magacaabo Georgine Rodrigues ayaa la xaqiijiyay in laacibkani si rasmi ah guur ugu soo bandhigay isla markaasna uu doonayo in uu gabadhan ka dhigto marwo.

Contents
Wax badan ka ogow Ciyaaryahanka caanka ah ee haweenay 9 sano la joogtay guursanay.Liverpoon oo go’aan ka soo saartay mustaqbalka laacibka Federico Chiesa

Laacibkani wali si rasmi ah warbaahinta ugama shaacinin damiciisa la xidhiidha guurka uu u soo bandhigay Georgina, balse waxay ahaayeen asaxaab isu dhow mudo sagaal sano ah, iyagoo markii u horaysay ku kulmay magaalada madrid gaar ahaan dukaanka gucci, wakhtigii uu laacibkani u safan jiray naadiga Real Madrid.

Laacib Ronaldo ayaa hada wakhti xaadirkan u ciyaara naadiga Al-naser ee dalka boqortooyada sucuudi carabaiya, waana aabo dhalay shan caruur ah oo laba kamid ah ay u dhashay isla haweenaydan uu guurka u soo bandhigtay ee georgina. Warka guurkooda ayaa soo jiitay saaxiibada Ronaldo iyo Georgina, iyadoo laacibkan kamidka ah shaqsiyaadka dunida ugu caansan dhanka kubada cagta dhowaan naadiga alnaser ay u kordhisay qandaraaska uu ku sii joogi doono isla naadigan. Laacibkan ayaa sheegay in wali taariikhda ciyaaraha iyo kubada cagta ay yihiin kuwo aan dhamaystirmin oo wali ay kaalin uu taariikh dahabi ah ku samayni karaa u hadhay.

 

Liverpoon oo go’aan ka soo saartay mustaqbalka laacibka Federico Chiesa

Naadiga Liverpool ayaa gabi ahaanba iska diiday in ay iibiso laacibka caanka ah ee isla naadigaas u ciyaara ee Federico Chiesa inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga ee laacibiinta, go’aankan ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay todobaadkii u danbeeyay jireen naadiyo si wayn u danaynayay iibsashada laacbkan sida lagu qoray wargeysa La Gazzetta dello Sport.

inkastoo uu furanyahay suuqa kala iibsiga ciyaartoygu, hadana naadiga liverpool ayaan wali si rasmi ah u fasixin in laacibkani uu gadmo ama ay iibsadeen naadiyada aadka u danaynaya sida naadiyada kala ah Inter Milan iyo Napoli.

 

 

 

Please subscribe

You Might Also Like

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More

Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…

Wax badan ka ogow fursadaha iyo caqabadaha Musharixiinta ugu tunka wayn Woqooyi Bari Somalia…Read More

Doorashada Woqooyi Bari Somalia oo bari dhici doonta iyo Ina Jabuutaawi oo laga reebay musharixiinta…Read More

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.
[mc4wp_form]
By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article Daalaco wararka saaka dunida ugu waawayn, Gedo xiisadaha ka taagan, Diyaarad shil gashay…warar kale oo xiiso badan
Next Article Maxay yihiin labada arrimood ee Somalia halista cusub u horseedi kara…?
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

The inauguration of the Ethiopian Renaissance Dam and grand opening around the corner.. Read More
News August 29, 2025
DHAGAYSO: Hadal jeedintii Hamza Warfa ee Nairobi.
Wararka August 28, 2025
Nin gobolka Texas ee dalka Maraykanka ku dilay laba nin oo sheegay in ay Boolis yihiin..Read More
Wararka August 25, 2025
DHAGAYSO: War saxaafadeedka shir Nairobi ka dhacay oo lagag cabanayo xukuumada DDS+Xog dheeraad ahg
Wararka August 25, 2025

Subscribe to Our Newsletter

[mc4wp_form id=2468]
Jigjiga News

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com

Quick Links

  • Editorial Policy
  • Contacts
  • Privacy Policy
© 2025 Jigjiga News. All Rights Reserved.
WhatsApp us
adbanner
pl
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?