By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com
  • Get in touch
Jigjiga News
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Reading: Puntland oo eedaysaneyaal u soo qabatay filkii ka dhacay Garoowe…faahfaahin
Share
Jigjiga NewsJigjiga News
Font ResizerAa
Search
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Follow US
  • Advertise
© 2025 Bangi Tales. All Rights Reserved.
Jigjiga News > Blog > Wararka > Puntland oo eedaysaneyaal u soo qabatay filkii ka dhacay Garoowe…faahfaahin
Wararka

Puntland oo eedaysaneyaal u soo qabatay filkii ka dhacay Garoowe…faahfaahin

Jigjiga News
Last updated: August 11, 2025 8:33 pm
Jigjiga News
Share
3 Min Read
SHARE

Ciidanka Booliiska ee dowlad goboleedkaSoomaaliyeed ee Puntland ayaa bilaabay baadhitaan balaadhan oo la xidhiidha dilkii xalay loogu gaystay marxuum Khadar Cabdi Yuusuf magaalada Garowe , oo ahaa darawal ku shaqaysta gaadiidka bajaajta loo yaqaano.

Xogo laga helay laamaha amaanka gaar ahaan  taliska Booliiska  puntland ayaa lagu sheegay in warbixinada hor dhaca ah ay muujinayaan in marxuumka ay dileen koox budhcad ah oo ku hubaysnayd tooray ama middi kuwaas oo ka baxsaday goobta markii ay falka dilka ay marxuumka ku fuliyeen.

Warbixinta Booliiska waxaa lagu sheegay laamaha amaanka ee Puntland ay ku guulaysteen soo qabashada dad lagu tuhmayo kiiska dilka ah.

Booliska Puntland ayaa wali ku gufo jira Baadhitaan rasmi ah, kaasoo laga soo saari doono faahfaahin rasmi ah iyo war murtiyeed kooban oo sugan, wakhti aan dheerayn.

Booliiska Punltand iyo laamaha amniga ee kale ee Puntland  waxay sheegeen in si dagdag ah sharciga loo horkeenidoono cid kasta oo lagu helo in ay ku lug leedahay  dilka marxuumka.

Dhinaca kale, qoyskii iyo qaraabadii marxuumka dilka loo gaystay ayaa diiday in la aaso marxuumka, iyagoo dalbaday in si dagdag ah loosoo qabto gacan ku dhiiglaha dilka gaystay.

Sanadihii ugu dambeeyay dhalinyaro badan oo shaqo la’aan uga tagay jigjiga iyo meelo oo kamid ah dhulka Dowlad deegaanka, ayaa ku qulqulayay magaalada Garowe iyo dagaano kale oo katirsan dowlad goboleedka Puntland, si ay uga raadsadaan fursado shaqo oo ay qoysaskooda ku maareeyaan.

Hadaba Shaqooyinka ugu badan ee dhalinyaradan ay qabtaaan ayaa ah, ka xaynta gaadiidka bajaajta oo aad looga isticmaalo magaalada Garowe. Haatan dadka ugu badan ee ka shaqaysta gaadiidka bajaajta waa dhalinyaradan dhanka dowlada deegaanka Soomaalida uga soo kicitimiya sidii ay u heli lahaayeen fursad shaqo oo ay baahiyohooda iyo kuwa qoysaskooda ku maareeyaan.

Xukuumada Dowlada goboleedka puntland iyo shacabkeeda, iyo kuwa doqlada deegaanka Soomaalida ayaa ah kuwo ehel ah oo Soomaali wada ah, isla markaasna uu dhexeeyo wanaag iyo xidhiidh wanaagsan, inkastoo ay jireen dhowr dhacdo oo ka dhacay Puntland bilihii u danbeeyay, hadana dhamaan fal danbiyeedyadan waxaa gaystay shaqsiyaad, mana aha wax beel ahaan loo abaabulay ama xukuumadu shaqo ku leedahay, sidaas darteed, dhacdooyin fal danbiyeed ah oo laamaha amniga Puntland ay markasta u taaganyihiin in ay yihiin ayaa lagu soo koobi karaa dhamaan dhacdooyinka fal danbiyeedka ah ee ka dhacay Garowe.

 

Jigjiganews.com

Info@jigjiganews.com

 

Please subscribe

You Might Also Like

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More

Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…

Wax badan ka ogow fursadaha iyo caqabadaha Musharixiinta ugu tunka wayn Woqooyi Bari Somalia…Read More

Doorashada Woqooyi Bari Somalia oo bari dhici doonta iyo Ina Jabuutaawi oo laga reebay musharixiinta…Read More

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.
[mc4wp_form]
By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article Siduu u dhacay dilka wiilka lagu dilay Garowe…?
Next Article Daalaco wararka saaka dunida ugu waawayn, Gedo xiisadaha ka taagan, Diyaarad shil gashay…warar kale oo xiiso badan
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

The inauguration of the Ethiopian Renaissance Dam and grand opening around the corner.. Read More
News August 29, 2025
DHAGAYSO: Hadal jeedintii Hamza Warfa ee Nairobi.
Wararka August 28, 2025
Nin gobolka Texas ee dalka Maraykanka ku dilay laba nin oo sheegay in ay Boolis yihiin..Read More
Wararka August 25, 2025
DHAGAYSO: War saxaafadeedka shir Nairobi ka dhacay oo lagag cabanayo xukuumada DDS+Xog dheeraad ahg
Wararka August 25, 2025

Subscribe to Our Newsletter

[mc4wp_form id=2468]
Jigjiga News

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com

Quick Links

  • Editorial Policy
  • Contacts
  • Privacy Policy
© 2025 Jigjiga News. All Rights Reserved.
WhatsApp us
adbanner
pl
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?