Deg deg: Daawo muuqaalka Dagaal Muqdisho ka dhacay + Xaalada iyo wakhtigan sida ay tahay…Read More

Deg deg: Daawo muuqaalka Dagaal Muqdisho ka dhacay + Xaalada iyo wakhtigan sida ay tahay…Read More

 

Wararka naga soo gaadhaya ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada dowlada iyo kooxo hubaysan oo u dhexeeya Cali Hasan Khayre oo shir kula jiray hogaanka beeshiisa iyo oday dhaqameed kale halkaas uu weerar ku dhex maray.

Xasan cali khayre ayaa qoraalka hoose soo dhigay bartiisa facebook, isagoo eedayn u jeediyay dowlada Federalka Somalia, kuna eedeeyay in ay doonayeen in la rabay in isaga iyo hogaanka dhaqanka ee beeshiisa la dhibaateeyo.

Afhayeenka booliska Dowlada Federalka Somalia ayaa dhankiisa sheegay in goob baadhitaan lagu soo weeraray ciidamada dowlada isla markaasna iska difaaceen kana joojiyeen in ay horay ugu sii socdaal dagaalka maadaamo aagaasi uu yahay aag rayad ku suganyihiin.

Waxaa todobaadyadii u danbeeyay isa soo tarayay khilaafka u dhexeeya dowlada Federalka Somalia iyo dhinacyada mucaaradka ah oo isku maan dhaafsan doorasho sidii looga qaban lahaa dalka Somalia iyo wakhtigii laga qabani lahaa.

Hoos ka daawo warbixin kooban 

Loading

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*