Deg deg: Laanta Sirdoonka iyo Nabad Sugida Somalia oo war soo saartay…Read more

War maanta oo talaado ah ka soo baxay laanta sirdoonka iyo nabad sugida Somalia ayaa lagu sheegay in ciidanka Nabad sugida iyo sirdoonka Somalia ay dileen in ka badan labaatan kamid ah maleeshiyaadka Alshabaab.

Warbixintan ayaa lagu sheegay in howlgal qorshaysan oo si heer sare ah ay u qordheeyeen laamaha ambiga iyo Sirdoonka qaranku ay ka fuliyeen gobolka Hiiraan ee Shabbeellaha dhexe lafu dilay 23 kamid ah kooxda alshabaab.

Dhowaan ayay ahayd markii Ra’iisulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed uu sheegay in ay ciidankiisu gacan ka gaysan doonaan la dagaalanka kooxaha argagixisada ah ee geeska Africa ka howl gala gaar ajaan kuwa ka jira gudaha dalka Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*