By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com
  • Get in touch
Jigjiga News
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Reading: DHAGAYSO: Madaxwayne Xasan sheekh oo Mucaaradka u jawaabay+Mandate kay ma dhamaane banaanka jooga….
Share
Jigjiga NewsJigjiga News
Font ResizerAa
Search
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Follow US
  • Advertise
© 2025 Bangi Tales. All Rights Reserved.
Jigjiga News > Blog > Wararka > DHAGAYSO: Madaxwayne Xasan sheekh oo Mucaaradka u jawaabay+Mandate kay ma dhamaane banaanka jooga….
Wararka

DHAGAYSO: Madaxwayne Xasan sheekh oo Mucaaradka u jawaabay+Mandate kay ma dhamaane banaanka jooga….

Jigjiga News
Last updated: August 21, 2025 7:13 am
Jigjiga News
Share
2 Min Read
SHARE

Madaxwaynaha dowlada Federalka Somalia mudane Xasan sheekh Maxamuud oo ka hadlayay fagaare ah ayaa jeediyay hadal u muuqday inuu ula jeeday mucaaradka, isagoo sheegay in Xasan sheekh maxamuud in wax laga sheegaa aysan waxba ka badalaynin Somalia, loona baahan yahay in Somalia sidii wax loo tari lahaa loo jeedsado ama qorshe Somalia ku wajahan ay la yimaadaan mucaaradku.

Madaxwaynaha waxaa hadaladiisii kamid ahaa, “Xasan sheekh in la xag xagto waxba looga qaadi maayo, waan isku kalsoonahay ee umada Soomaaliyeed wax qorshe ab ha lala yimaado, xisbiyana ha la samaysto, nimaan xisbi samaysani isuma diyaarin doorasho qof iyo cod ah”.

 

Hadalkan ayaa ku aadaya wakhti ay soo dhowaatay doorashadii dalka Somalia, iyadoo xukuumada talada haysaa si wayn ugu adkaysanayso in dalka laga qaban doono doorasho qof iyo had ah, arrinkaas oo ay ka dayriyeen ururada bulshada, beesha caalamka iyo mucaaradku, halka dowlad goboleedyada qaar ay dowlada Federalka ah sii xumaanayso xidhiidhka kala dhexeeyaa maalinba maalinta ka danbaysa.

Mucaaradka ayaa ka biyo diidsan qaabka dowladu u wajahayso dowlad goboleedyada iyo waliba hiigsiga qof iyo cod oo ay u arkaan in uu yahay wax aan wakhtigan laga hirgalin karin gudaha dalka Somalia.

Somalia ayaa ka soo kabanaysa dowlad la’aan mudo dheer ka jirtay kadib markii dowladii uu alle ha u naxariistee Maxamed Siyaad Bare hogaaniyay ay meesha ka baxday sanadkii 1991 kii.

Hoos ka dhagayso qudbada madaxwayne xasan sheekh maxamuud.

https://jigjiganews.com/wp-content/uploads/2025/08/Universal-Somali-TV_20250821_4.mp3

 

Jigjiganews.com

Info@jigjiganews.com

Please subscribe

You Might Also Like

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More

Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…

Wax badan ka ogow fursadaha iyo caqabadaha Musharixiinta ugu tunka wayn Woqooyi Bari Somalia…Read More

Doorashada Woqooyi Bari Somalia oo bari dhici doonta iyo Ina Jabuutaawi oo laga reebay musharixiinta…Read More

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.
[mc4wp_form]
By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article Kenya iyo Japan oo iska kaashan doona dhanka caafimaadka…Warbixin
Next Article DHAGAYSO: Xildhibaan Firimbi oo hadal adag u jeediyay dowlada Federalka Somalia…
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

The inauguration of the Ethiopian Renaissance Dam and grand opening around the corner.. Read More
News August 29, 2025
DHAGAYSO: Hadal jeedintii Hamza Warfa ee Nairobi.
Wararka August 28, 2025
Nin gobolka Texas ee dalka Maraykanka ku dilay laba nin oo sheegay in ay Boolis yihiin..Read More
Wararka August 25, 2025
DHAGAYSO: War saxaafadeedka shir Nairobi ka dhacay oo lagag cabanayo xukuumada DDS+Xog dheeraad ahg
Wararka August 25, 2025

Subscribe to Our Newsletter

[mc4wp_form id=2468]
Jigjiga News

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com

Quick Links

  • Editorial Policy
  • Contacts
  • Privacy Policy
© 2025 Jigjiga News. All Rights Reserved.
WhatsApp us
adbanner
pl
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?