Daawo muuqaal Xiiso badan oo ku saabsan Sababaha dumiya dowladaha ee yaabka leh..!

Daawo muuqaal Xiiso badan oo ku saabsan Sababaha dumiya dowladaha ee yaabka leh..!

Inta badan dadka caadiga ahi, waxay arrinka dowladaha dumiya u yaqaanaan cadow ku soo duulay oo qabsaday, inkastoo ay jirto awood isku muquunintu, hadana waa mida ugu adag ee dal lagu qabsadao ama lagu burburiyo.

Hadaba, qaladaadka cida xilka haysaa ay gasho ayaa ah sababta ugu wayn ee dowladaha dumisa, sababtoo ah, hadii ayna xukuumadu qaladaad tiro beel ah galin, cadow kasta soo weeraraa ma heli karo fursad.

Hoos ka daawo muuqaalka oo kaamil ah.

Loading

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*