War hada Soo dhacay: War hada soo dhacay ayaa sheegay in Iran ay beegsatayUSS Abraham Lincoln iyo Marqykanka oo ka digay…Read More

War hada Soo dhacay: War hada soo dhacay ayaa sheegay in Iran ay beegsatayUSS Abraham Lincoln iyo Marqykanka oo ka digay…Read More

 

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Iran ay sheegtay in ay beegsatay Markabka wayn ee Maraykanka ee diyaaradaha qaada ee USS Abraham Lincoln oo ku sugan Bariga dhexe. Dhanka kale, qalabkia digniinta ayaa qayliyay kadib markii ay doomaha dagaalka ee bada ee Iran sheegeen in ay bar tilmaameedsadeen markabka wayn ee USS Abraham Lincoln inkastoo aysan sheegin in ay Markabka wax gaadhsiiyeen iyo in kale.

Ciidamada Kacaanka Iran ayaa sheegay in ay bartilmaameedsani doonaan danaha Maraykanka ee bariga dhexe iyadoo maalmahan danbe ay jirtay waan waan la xidhiidha sidii colaada bariga dhexe loo damin lahaa.

Taliye Ka tirsan ciidmada Bada ee Maraykanka oo magiciisa lagu sheegay Admiral Shahram ayaa sheegay in maraakiibta diyaaradaha xambaara ee dalka Maraykanu ay kormeer joogto ah ku hayaan bada, isla markaasna ay wajihi doonaan duqaymo, sida aan ka soo xiganay warbaahinta wion ee dalka Hindia laga leeyahay.

 

Ku xidhnow: jigjiganews.con si aad u hesho warar sugan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*