War hada Soo dhacay: Iran oo duqaysay Kuwait xarun shidaal…Read More

War hada Soo dhacay: Iran oo duqaysay Kuwait xarun shidaal…Read More

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Airport ku yaala dalka Kuwait lala beegsaday diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah iyadoo ay wararku intaas ku darayaan in la maqlayay dhawaaqa qalabka digniinta iyadoo goobta qaraxa lala beegsadayna laga arkayay dab iyo wiiq cirka isku saloogay oo ka kacayay goobta.

 

War ay dowladu soo saartay ayaa lagu sheegay in khasaaraha qaraxan ka dhashay uu yahay mid kooban oo aan khasaare badan gaysanin. Dalka Kuwait ayaa kamid ah dalalka ay Iran sida wayn duqaymaha ula beegsanaysay tan iyo markii uu bilowday dagaalka u dhexeeya Iran iyo Maraykanku.

Ku xidhnow: jigjiganews.com si aad u hesho warar sugan. Faalooyin xiiso leh iyo qoraalo la xidhiidha arrimaha bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*