DEG DEG: Dowlada Kenya oo shacabka Uga digtay in ay…Daawo muuqaalka
Laanta cimilida ee dalka Kenya ayaa maalmihii shacabka dalka Kenya u diray digniino kama danbaya ah, kadib markii ay ogaadeen in uu roob badani soo wajihi doono guud ahaan magaalooyinka waawayn ee dalka kenya.
Dhowaan ayay ahayd markii tiro dad ahi u dhinteen fatahaadaha daadka isla magaalada Nairobi, kuwaas oo xaalado kala duwan ku dhintay, iyadoo tirada dhimatay dhowaan 30 qof sida war baahinta madaxa banaan.
Hadaba hadii aad ku nooshahay magaalada Nairobi, fadlan ka war hay ehelkaaga iyo caruurtaada, si ay uga bad baadaan fatahaadaha laga cabaaday.
Hoos ka daawo muuqaalka oo faah faahsan.
Ku xidhnow: Jigjiganews.

Leave a Reply