Deg deg: Gudoomiye Adan Madoobe ma hawada Koonfur galbeed ayaa laga celinayaa…Rwad More

Deg deg: Gudoomiye Adan Madoobe ma hawada Koonfur galbeed ayaa laga celinayaa…Rwad More

Kadib markii ay soo baxren warar sheegaya in maalinta bari ah uu Gudoomiyaha golaha shacabku ku beeganyahay magaalada Baudhabo ayay maamulka koonfur galbeed soo tuureen waraaq joojinaysa guud ahaanba diyaaradaha dul mara hawada maamulka koonfur galbeed ee Ganacsiga ah.

Hadaba talaabadan ayaa loo fasirtay in tani ay tahay talaabadii u horaysay ee madaxwayne lafta garren uu kaga aarsanayo masuuliyiinta dowlada Federalka Somalia, kadib isfahmi waa soo kala dhex galay maamulka Koonfur galbeed iyo dowlada Federalka Somalia.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*