Deg deg: Bari ma iid baa mise waa Soon…Read more
Boqortooyada Sucuudiga ayaa sheegtay in maanta la waayay bishii Soon fur, lana arki waayay dayicii ama bisha, sidaas darteedna ay bari tahay dhanays tirka bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Sidaas darteed bari waa Soon, ciiduna waa bari danbe oo jimce ah, waxaana sidaas ku hirgalaysa ciid muwaafaqo lagu ciido oo farxad iyo wadajir muslimiintu ay ugu rayn rayn doonaan insha ALLAH.
Hadaba akhristoow, hadii qalabkii castigated ahaa lagu arki waayay bisha, adigu qalab la’aan ma arki kartid. Sidaas darteed soon wanaagsan dhamaan muslimiinta dunid.
Hoos ka daawo muuqaal xiiso gara ah leh

Leave a Reply