Arsenal oo ku dur durisay kooxda Bayerleverkusen..Read More

Arsenal oo ku dur durisay kooxda bayerleverkusen..Read More

Naadiga Arsenla ayaa si rasmi ah ugu dur durisay naadiga Bayerleverkusen ee ka soo jeeda magaalada leverkusen ee dalka Germalka iyadoo agregate ku haatan uu noqonayo 3-1. Guusha ayaa raacday naadiga Arsenal kadib markii uu Eberechi Eze gool lugta midig uu la helay ka soo cabiray meel u jirta birta ilaa 20 yard, gool kaas oo Arsenal siiyay hogaaminta ciyaarta ee half kii hore kadib waxaa isna koone gool kale shabaqa ku hubsaday Rice, qaybtii labaad ee ciyaarta, waxaana sidaas guul macno badan samaynaysa garoonka Emarate Studium kala galbaday kooxda Arsenal oo markaas u gudubtay is reeb reebka qaybta afraad iyadoo ay tani noqonaysa markii saddexaad ee xidhiidh ah ee ay heerkan soo gaadho Arsenal.

Arsenal ayaa samaysay ilaa 21 isku day oo ay gool ku dhalinayso, waxaana muuqanaysay in guushani ay kooxda Arsenal si orod ah oo fudud ku raaci doonto.

ku xidhnow: jigjiganews.com si aad u hesho warar sugan, ciyaaraha iyo waliba qormooyin xiiso badan oo ku saabsan arrimaha bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*