Duuliye Maraykan ah oo xabsiga la dhigay kadib markii la ogaaday in uu…read More

Dowlada Maraykanka ayaa duuliye u fhasha dalka Maraykanka Xabsiga dhigtay kadib markii lagu ogaaday inuu taba bar u fidiyay duuliyeyaal u dhashay dalka Shiinaha.

Duuliyahan oo lagu magacaabo Gerald Brown, ninkan oo horay uga tirsanaan jiray duuliyeyaasha ciidamada Maraykanka ayaa dalka Maraykanka ka tagay sanadkii 1996 kii, isagoo mudo kooban dalka shiinaha duuliyr fiyaarad xamuulka wayn qaada ka ahaa, kadibna bilaabay inuu tababare u noqdo ciidamada dalka Shiinaha, isagoo la sheegay inuu barayay khibrad uu maraykanku si wayn u ilaaliyo oo ah qaabka loo duuliyo diyaaradaha F-35 iyo A-10.

Dalka Maraykanka ayaa dalka Shiinaha ku eedeeyay inuu shiinuhu xado khibrado asal ahaan curintooda ay leeyihiin maraykanku, si ay khibradahaas ugu isticmaalaan arrimohooda ciidan.

Laanta cadaalada ee dalka Maraykanka ayaa xabsi u dirtay. Brown ayaa sanadkan 2026 markii u horaysay dalka Maraykanka dib ugu soo laabtay, isagoo loo haysto inuu tababar u fidiyay ciidamada maraykanka isla markaasna uu bixiyay sir uu leeyahay dalka maraykanku.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*