Ra’iisulwasaaraha dalka Hindia oo booqday Israel…Read More
Ra’iisulwasaaraha dalka Israel ayaa booqasho ku tagay magaalada Tel aviv ee Israel, iyadoo uu si wayn u soo dhoweeyay Ra’iisulwasaaraha Israel Benjamin Natanyahu.
Booqashadan ayaa la sheegay in ay tahay mid uu Ra’iisulwasaaraha Hindiya ku doonayo in uu Israel kula yeesho xidhiidh dhinacyo badan ah, sida iskaashiga dhanka beeraha, technolojiyada, dhaqaalaha iyo hal abuurka. Arrimahan ayaa lagu faah faahiyay qoraal la soo dhigay barta X uu ku leeyahay Ra’isulwasaaraha dalka Hindia.
Dunida ayaa waxay gashay wakhti is xulufaysiga iyo kooxaysigu marayo heerkii ugu sareeyay, iyadoo wakhtigan uu hoos u dhac wayni ku yimid qaab dhismeedkii dunida ee lagu kala socday, meelo badan oo kala duwana ay muuqanayso in awood lagu kala socdo.
Ku xidhnow: jigjiganews.com
Si aad u hesho xogo sugan, warar xiiso badan iyo dhacdooyinkii u danbeeyay dunida.

Leave a Reply